Dr. Edna Adan ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Somalia haddii Somalia ay ka dhalato sida ay hadalka u dhigtay “dowlad wanaagsa

2018-10-12 0

Dr. Edna Adan ayaa sheegtay in Somaliland ay diyaar u tahay inay dib ula midowda Somalia haddii Somalia ay ka dhalato sida ay hadalka u dhigtay “dowlad wanaagsan oo wax lala qabsan karo.” Dr. Edna ayaa xarunta VOA ee Washington nagu soo booqatay, waxaana wareysatay Sahra Ciidle.

Free Traffic Exchange