Barnaamijka Qubanaha Maanta, Sep 16, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah shirkad Maraykan ah oo oggolaatay inay magdhow siiso shaqaale Muslimiin ah oo Soomaa

2018-10-06 3

Barnaamijka Qubanaha Maanta, Sep 16, 2018. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah shirkad Maraykan ah oo oggolaatay inay magdhow siiso shaqaale Muslimiin ah oo Soomaali u badan, kuwaasi oo shaqada shirkadaasi uga tagay kadib markii loo diiday inay salaadda tukadaan;
DUUFAANTA Mangkhut oo garaacaysa Hong Kong iyo qeybo ka tirsan xeebaha koonfurta Shiinaha; ciyaarihii iyo qodobo kale.

Free Traffic Exchange

Videos similaires