Taakuleynta Ramadaanka - Waxaan ugu deeqnay bukaanada ku jira isbitaalada danta guud ee ku yaala magaalada muqdisho lacago kaash ah iyo raashin oo aan ugu talag

2018-09-05 0

Taakuleynta Ramadaanka - Waxaan ugu deeqnay bukaanada ku jira isbitaalada danta guud ee ku yaala magaalada muqdisho lacago kaash ah iyo raashin oo aan ugu talagalnay inay isticmaalaan inta lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.
#Hormuud
#Ramadan