DAAWO, Barnaamijka Qubanaha VOA. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Djibouti oo ka cadhootay go’aanka dowladda Somalia ay ku dalbatay in cunaqateynta laga qaado

2018-08-30 3

DAAWO, Barnaamijka Qubanaha VOA. Qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Djibouti oo ka cadhootay go’aanka dowladda Somalia ay ku dalbatay in cunaqateynta laga qaado Eritrea; xarun lagu xannaaneeyo dhirta oo Garowe ku taal oo lagu beero noocyada kale duwan ee dhirta; Dhalinyaro Africa ka timid oo Soomaali ku jirto oo tababaro ku qaatay Maraykanka.

Free Traffic Exchange

Videos similaires