Magaalada Asmara waxaa ku kulmay xalay madaxweynaha Somalia Farmaajo iyo madaxda ONLF. Gudd. ONLF ayaa VOA u sheegay in madaxweyne farmaajo uu ka raali galiyay

2018-07-30 4

Magaalada Asmara waxaa ku kulmay xalay madaxweynaha Somalia Farmaajo iyo madaxda ONLF. Gudd. ONLF ayaa VOA u sheegay in madaxweyne farmaajo uu ka raali galiyay dhiibitaankii Cabdikariim Qalbidhagax ay dowladda Soomaaliya u dhiibtay Ethiopia. Guddoomiye Admiral Maxamed wuxuu kaloo sheegay in madaxweyne Farmaajo uu kulankaasi ka sheegay in uusan ONLF u aqoonsanayn urur argagixiso. Haddaba sideed u aragtaa kulanka Farmaajo iyo ONLF?

Videos similaires