DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Ardayda Jaamacadaha Muqdisho oo si mutadawacnimo ah wax ku bara Carruurta Xeryaha Barakacayaasha. Adeegya

2018-07-29 2

DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Ardayda Jaamacadaha Muqdisho oo si mutadawacnimo ah wax ku bara Carruurta Xeryaha Barakacayaasha. Adeegyada ay qabtaan Dhaqaatiirta Soomaalida ah ee Gobolka Minnesota. Dhalashadii Nelson Mandella oo 100 sano ay kasoo wareegtay oo Dunida laga xusay iyo qodobbo kale.

Free Traffic Exchange

Videos similaires