Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa maanta ku kulmay magaalada Helsinki ee caasimadda dalka Finland. Jacfar Kuukaay aya

2018-07-18 0

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa maanta ku kulmay magaalada Helsinki ee caasimadda dalka Finland. Jacfar Kuukaay ayaa faahfaahinaya kulanka.