Daawo Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa ka mid ah: Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June. Madaxweynaha Mareykanka oo amar ku bixiyay in la tarxiilo ciddii

2018-06-30 1

Daawo Qubanaha Maanta. Qodobbada ku jira waxaa ka mid ah: Soomaaliya oo laga xusay 26-ka June. Madaxweynaha Mareykanka oo amar ku bixiyay in la tarxiilo ciddii sharci-darro kusoo gashay Mareykanka. Hab cusub oo geela loo dhaqo oo ka billowday gobolka Sool. Wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha adduunka iyo qodobbo kale.

Videos similaires