DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada kujra waxaa kamid ah: Wareysi aannu la yeelannay Guddoomiyaha Gobolka Garissa oo uu kaga hadlayo Amaanka iyo Horumarka hakaasi ka

2018-06-29 0

DAAWO, Qubanaha VOA. Qodobbada kujra waxaa kamid ah: Wareysi aannu la yeelannay Guddoomiyaha Gobolka Garissa oo uu kaga hadlayo Amaanka iyo Horumarka hakaasi kajira. Kumannaan Itoobiyaan ah oo Boosaaso ku sugan iyo kuwo kale oo kusii socda, waa sidee xaaladdooda.? Muslimiinta Minnesota oo ka dibadbaxay Xukunkii Maxkamadda sare ay ku taageertay go'aankii Donald Trump iyo qodobbo kale.

Free Traffic Exchange

Videos similaires