DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Dowladda Soomaaliya oo difaacday heshiiskii ay lagashay Itoobiya. Somaliland oo sheegtay in dekedaha la

2018-06-23 0

DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Dowladda Soomaaliya oo difaacday heshiiskii ay lagashay Itoobiya. Somaliland oo sheegtay in dekedaha lagu heshiiyay aanay Berbera ku jiri karin. Maxbuus xilka madaxtinimada Turkiga u tartamaya oo dadka khudbad u jeediyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee ciyaaraha adduunka.

Free Traffic Exchange

Videos similaires