DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Tirada Barakacayaasha iyo Qaxootiga dunida oo sanadkan si xad-dhaaf ah sare ugu kacday. Nolosha Qaxooti

2018-06-23 1

DAAWO, Qubanaha Maanta. Qodobbada kujira waxaa kamid ah: Tirada Barakacayaasha iyo Qaxootiga dunida oo sanadkan si xad-dhaaf ah sare ugu kacday. Nolosha Qaxootiga ku dhawaad 30-ka sano kujira xeryaha Qaxootiga Kenya. Matxaf lagu soo bandhigayo Taariikhda iyo Dhaqanka Soomaaliya oo Minnesota laga furay iyo Qodobbo kale.

Free Traffic Exchange

Videos similaires