Doorasho shalay ka dhacday gobolka Ontario ee Canada waxaana markii ugu horreysay xildhibaan heer gobolka ah ku guuleystay qof Somali-Canadian ah oo ka sharraxn

2018-06-11 0

Doorasho shalay ka dhacday gobolka Ontario ee Canada waxaana markii ugu horreysay xildhibaan heer gobolka ah ku guuleystay qof Somali-Canadian ah oo ka sharraxnaa xaafadda York-South Weston ee magaalada Toronto. Xuseen Nuur ayaa warbixintan ka soo diray Toronto.
Originally published at -

Videos similaires