DHAGEYSO-Muxaadaro Waano ah Iyo Sheekh Aadan Sunne

2016-06-16 5

Waa Muxaadaro Waano ah oo ka Baraarujinaysa geerida iyo maalinta danbe waxay la kulmayaan kuwa ku jeesjeesa Diinta iyo dadkeeda,Sunada,Xijaabka,Khamiiska iwm.

Sheekh Adan Sunne ayaa cod dheer kula hadlay dadka Soomaaliyeed inay hurdada ka kacaan oo ay is weydiyaan meesha ay tageen kuwii dhulkan ku noolaan jirey.

Fadlan markaad dhageysto Muxaadarada u duceey Sheekha.
https://voiceofsomalia.net/2016/06/16/dhageyso-muxaadaro-waano-ah-iyo-sheekh-aadan-sunne/
Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS

Free Traffic Exchange