Marwada MD Somaliland Aamina Xaaji Maxamud Jirde iyo wasiirka Waxbarashada WARKA SOMALI CHANNEL

2016-03-02 49

Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamud Jirde iyo wasiirka Waxbarashada Somaliland SamSam Cabdi Aadan ayaa galabta maamulka dawlada hoose ee berbera kala qeyb gashay shubida ama samaynta wado laamiya oo 1200 mitira