Universal TV: Goormee Maxamed Iyo Samsam ordi doonaan? By Maxamed Siciid Asahaaf

2016-02-28 31

Twitter: Asahaaf\r
Facebook: Maxamed Siciid Asahaaf Atm\r
Skype: Maxamedsiciid\r
Email: asahaaf23@hotmail.com\r
\r
Xasuusin. Xasuusin. Xasuusin. Waxaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed la xasuusinayaa in berito oo Jimca ah ayna taariikhdu ku beeganatahy 3rd August 2012ka ay ordi doonaan ciyaarhanadeena kala ah:\r
1- Samsam Maxamed Faarax oo ordi doontaa orodka 400 ee Mitir ayaa ordi doonta 12:00pm duhurnimo ee waqtiga magaaladatan London oo ayna saacadda Soomaaliya ku beegantahay 2:00pm duhurnimo. \r
2- Maxamed Xasan Maxamed oo ordi doona orodka 1500 ee Mitir ayaa ordi doonaa 8:00pm fiidnimo/habeenimo ee waqtiga magaaladatan London ayna saacadda Soomaaliya ku beegantahay 10:00 fiidnimo ama habeenimo, InshaAllah. Mahadsanidiin

Free Traffic Exchange