Zamzam Ali Rooble (Aduunyada) somali new music 2013

2016-02-28 2

Zamzam Ali Rooble (Aduunyada) somali new music 2013\r
\r
Lyrics: Abdikarim Ahmed\r
\r
Aduunyada waalid iyo \r
walaalo iyo laba is jecel\r
wadaagaha nolol ugu wacan\r
ayeey ku wanaagsantahay\r
nafina wehelkeeda iyo\r
wadnaha kay la qaybsato\r
siduu yahay wiilka curad\r
oy wadee wadee wadeeco ka dhawrataa\r
\r
Wajiga faraxiisiyaw\r
wadaha dhiigaygiyaw\r
miyaan wali kuu waramay\r
in jaceyl i waraabise \r
he miyaan wali kuu waramay\r
in jacayl i waraabisee\r
\r
\r
Aduunyada wada jirkiyo\r
wad iyo labo wacad dhigtoo\r
wadar Isku aaminay\r
ayey ku wanagsan tahay\r
e adaa waagii baryaba\r
wardiga kuu soo roggaa\r
weynaha kaaga tuugaya\r
e waxyee waxyee \r
waxyeelo Inayn ku gaarin\r
\r
Wajiga farxiisiyoow\r
wadaha dhiigeygiyow\r
miyaan wali kuu waramay\r
in jacayl i waraabisee